HomeWarkiiMaxay yihiin ereyada Ra'iisulwasaaraha ka soo yeeray ee hadal heynta badan ka...

Maxay yihiin ereyada Ra’iisulwasaaraha ka soo yeeray ee hadal heynta badan ka dhaliyay baraha bulshada

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa maanta baraha bulshada hadal heyn badani ka dhaliyay hadalo ka soo baxay  Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo maanta gaaray xarunta wasaarada kaluumeysiga ee Magaalada Muqdisho.

Ra’iisyulwasaaraha ayaa eryadiisa hadal heynta dhaliyay waxay ahayd markii uu sheegay in Dowladu laamiyo saareyso xeebaha Badda Somalia mustaqbalka islamarkaana ay dowladu qaban doonto mashruucyo biyaha bada lagu isicmaalayo nacfiga ku jira sida in biyaha la macaaneeyo iyo dadka lagu dhiiri geliyo sidii ay bada u maal gashan lahaayeen oo daaro uga dhisan lahaayeen.

hadaba halkaan ka Daawo hadalada Ra’iisulwasaaraha oo dhameystiran:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -