Muqdisho (dayniiile.com)-Maxkamada Ciidamada Dowlada Somalia  ayaa u fadhiisatay dacwad loo heysto laba nin oo ku eedeysan burcadnimo ah inay dhaceen 5 Mobile Gacmeed uuna ku jiro iphone 14 bro max.

Burcaddaan ayaa dhaca inta badan u mareen qiyaano iyo turufo ay u maleegeen dadka dhibanayaasha ah

Advertisement

Xeer ilaalinta Maxkamada Ciidamada ayaa dacwad ku soo oogey labada eedeysane oo midi askari yahay halka kan kalana loo adeegsaday inuu soo xero geliyo dhalinyarada dhaca loo geysanaayay.

Ka Daawo halkaan ioose muuqaalka Sheekada oo faahfaahsan kana bilaabatay in nin shacaba uu dhibanaha jalaato u dirsaday si uu ugu soo iibiyo kadibna ku yiri iigu keen halka shirqoolka loogu maleegay kadibna askariga hubeysan ayaa sidaas ku dhacay Mobile badan.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleMadaxweynaha Somalia oo soo dhaweeyay isu tanaasulka reer Puntland
Next articleGudoomiyaha Gobolka Hiraan oo booqday Buulo-burde+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here