Maxkamada Ciidamada ayaa la hor keenay kiiska eedeysanayaal loo heysto inay ka danbeeyaan dil hore uga dhacay Degmada Dayniile oo loogu gaystay Gudoomiye Waaxeed xili xili dilkaasi dhacay habeen.
Eedeysanayaal oo ilaa lix gaaraya waxaa dhamaantood loo heystaa oo ay ku eedeysan yihiin Dilka Agaasime waaxeed, Dhaawac & Dhaca dadweyne.
