HomeWarkiiMaxkamada Ciidamada oo maanta dil toogasho ku fulisay Sadex Alshabaab-nimo ku eedeysan

Maxkamada Ciidamada oo maanta dil toogasho ku fulisay Sadex Alshabaab-nimo ku eedeysan

Waxaa Saakay Tiirka Cadaalada Wajahay oo lagu wada fuliyay Dil toogasho ah oo ay horay ugu xukuntay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida Abuukar Axmed Maxamed (Anwar), Xamsa Jeylaani C/laahi (Abtiga) iyo Xassan Cali Xuseen (Garaad).
Dhamaan Sadaxdan ayaana ka wada tirsanaa Alshabaab waxaana ay Dilal iyo Qaraxyo horay uga gaysteen Caasimadda iyo Shabeelaha Hoose.
Maalin ka hor ayay ahayd markii sidan oo kale Dowladu u fulisay dil toogasho markii tiirka la geeyay laba nin oo ku eedeysnaa inay miino sariirtiisa ugu xireen abaanduuliyihii guutada 14-ka Oktobar ee ciidanka xooga dalka.
May be a graphic of 3 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -