MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlada Faderaalka Soomaaliya ayaa maanta dhageysatay Garmaqalka askari Dowlada ka tirsan oo dhawaan toogtay naftana dhaafiyay Allaha u naxariistee Sargaal Xiggeen ka tirsan cidiamada Dowlada .
Cadeymo muujinaya sida dilku u dhacay oo ay duubtay CCTV CAMERA ayay soo bandhigtay Maxkamadda Ciidamada.
Eedeysanaha ayaa ku dooday in marxuumka uu qoriga kula dhagay kadibna uu lugta uga dhuftay xabad sidaasna dhibaatadu ku timid.
Haddaba faah faahinta ka daawo muuqaalkaani :-
