Muqdisho (dayniiile.com)-Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir gaar ahaan Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta la soo taagay Maxamada Ciidamada Qalabka sida.

Dacwad oogayaasha ayaa Masuuliyiintaan waxay ku soo oogeen dacwad ah inay basaas u yihiin dagaalamayasha Ashabaaab.

Advertisement

Eedeysanayaasha oo tiradooda lagu sheegay 11 ruux ayaa loo heystaa inay si hoose ula shaqeyn jireen kooxda Alshabaab  waxaana ku jira 3 dumar ah oo gudoomiye waaxeedyo ka ahaa Degmada Hodan.

Xeer ilaaliyaha ayaa maxkamada ka codsaday in xukun lagu qaado masuliyiintaan oo sida ay shegeen ka tirsan shabakad Alshabaab ah oo hore isla maxkamadaani xukun ugu riday.

Si kastaba Gudoomiyaha Maxkaamda Ciidamada Xasan Cali Nuur Shuute ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaaday dhageysiga dacwada,maxkamadana ay intaas ku egtahay islamarkaana go’aanka mar kale ay gaari doonto Maxkamada.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

No description available.

No description available.

No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.No description available.

Previous articleMilatariga oo howlgal qorsheysan ka sameeyay deegaano hoos taga Degmada Xuddur+SAWIRRO
Next articleGudi soo qiimeeya dhacdadii Jowhar oo maanta Xamar laga diray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here