HomeWarkiiMaxkamada Ciidamada oo qaaday mid ka mida kiisaska ugu yaabka badan

Maxkamada Ciidamada oo qaaday mid ka mida kiisaska ugu yaabka badan

MUQDSHO (DAYNIILE.COM)-Maxkamada Ciidamada  qalabka sida ee Dowlada Somalia ayaa qaaday mid ka mida kiisaska ugu yaabka badan taasoo ay eedeysanayaal ka yihiin ciidamo Dowlada ka tirsan.

Eedeysane Sadaam iyo Maxamed Cali oo Booliis ah ayaa lagu soo eedeeyay dhaca iyo dafida taleefoon gacmeedyada ay shacabka ka qaadanayeen,Maxkamada waxaa goob joog ahaa qaar ka mid ah dhibanayaaasha oo Mobile-da ka sokow lacagana laga dhacay.

Arinta ugu yaabka badan ee Maxkamada ay soo bandhigtay ayaa ah nuuc cusub oo daroogada loo isticmaalo.

Haddaba muuqaalkaan kaga boqo:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -