Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Kabtan Shariif Maxamed Barkhadle Ayaanle, taliye Urur ka tirsanaa ciidanka xoogga dalka kaas oo lagu helay la shaqeynta kooxda Khawaarijta.

Barkhadle oo da’diisu tahay 53 jir ku dhashay Wisil ee gobolka Mudug ayay hay’adaha amnigu soo xireen 19 November sanadkii tegay.

Ilaa 27 qof inta la xaqiijiyay oo diiwaanka Dowladda galay ayaa ku dhintay Qaraxyo uu dhigay goobo dadweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here