Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa waqti u yeeshay inay maxkamada ku hor imaadaan masuuliyiin ka tirsanaa hay’adaha iyo wasaaradaha qaar ee Dowladda kuwaasoo loo heysto dacwado la xiriira  Musuq-maasuq.

Eedeysanayaashaan oo hore dadcwadoodu usoo socotay ayaa kala ah:-

Advertisement

1-Cusmaan Xasan Cosoble oo ah Agaasime ku xigeenkii hore ee Hay’ada socdaalka iyo jinsiyada.

2-Muxudiin Xasan Jurus oo ah Agaasime hore waaxda canshuuraha bariga.

3-C/raxmaan Maxamed Cali (Caadle) Agaasimihii hore ee waaxda Ajaanibta hay’ada socdaalka iyo jinsiyadaha.

Warqada mudeynta oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Maxkamada Saalax Axmed ayaa lagu shaaciyay in Maxkamadu dacwadaan u fadhiisaneyso Arbacada soo socota ee taariikhduna tahay 28-ka bishaan.

Maxkamada waxay fartay xeer-ilaaliyaha qaranka iyo qareenada difaacaya eedeysanayaasha inay ka soo qeybgalaan maxkamadeynta 28-ka bishaan maalinta arbacada.

War qoraala oo ka soo baxay Maxkamada Gobolka Banaadir laguna mudeeyay xiliga dacwadaasi loo fariisanayo ayaa sidaan u qorneyd:-

May be an image of text that says "JAMHUURIYADDA MAXKAMADDA REPUBLIC BANADIR QΕΥΒΤΑ MGB/DCL/1045/2023 Xafiiska Xeerilaaliyaha Guud Sakariye Ismaaciil Nuur Maxamed Qaranka Avv. Xaaji Cumar Axmed =Musho= UJEEDDO: Mudeyn qaybgal dhagaysi Maxkamadda waxay muddeysay -dacwadeedka summaddiisu tahay eedaysaneyaal yihiin: Xasan Cosoble ahna hore Agaasimaha Guud maqane, eedaysan Qod. 241/1/71 Sharciga kahortagga 2aad waaxda Jurus Axmed Baseye, Dhashay Aadan Yaabaal Gobolka Agaasimahii hore Berriga Wasaaradda maqane, kuna XCS 2aad Farqadiisa 1and, guad Qod.28 21/02/2016 Sharciga kahortagga dhaqidda akhriyay Cabdiraxmaan Maxamed (Caadle) Agaasimihii Jindiyadda kuna eedaysan [and, Sharciga akhriyay Qod.39/1 Qod.366/71 xcs, Qod.28 sharci Lr. dhaqidda Maalgalinta Ajaanibta baxay 3aad Lacag Email: Address HQ Office, District, Road Mogadishu, Somalia"May be an image of text

Previous articleAgaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo London kula kulmay Madax ka tirsan Britain+SAWIRRO
Next articleTurkiga oo ka hadlay heshiiska amni uu la galay Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here