Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa soo saartay baafin ku aadan illaa todobo xubnood maalmo ka hor Xeer Ilaalinta Qaranka ku eedeysay musuq maasuq, iyagoo dalka ka maqan.

Warqada baafinta ee ka soo baxday Maxkamadda ayaa loo diray Warbaahinta Qaranka, waxaana la faray in maalintii labo jeer la baafiyo muddo bil ah.

Advertisement

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here