Waxaa markii 3aad oo Maxkamada Racfaanka la horgeeyay masuuliyiin ka tirsan waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha kuwaasoo musuq maasuq loo heysto.

Masuuliyiintaan ayaa hore waxaa xukuno ugu riday sanadkii hore Maxkamada sare ee Gobolka Banaadir.

Advertisement

Hadaba faahfaahinta iyo wixi maanta ka soo baxay  ka daawomuuqaalka Ttv-ga qaranka:-

Previous articleRa’iisulwasaare Xamze oo la kulmay safiirka Imaaraatka.
Next articleXiririka Kubada Cagta oo war cusub ka soo saaray tartankii Maamul Goboleedyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here