Maxkamadda Caalamiga ah ee Danbiyada ICC ayaa ugu danbeyn shalay soo laabtay dacwad sanado badan socotay oo loo heystay Madaxweynihii hore Kenya iyo kan hada talada haya.

Maxkamada ayaa shalay gebi ahaanba xirtay baaritaankii danbiyadii dhacay doorashadii Kenya 2007-2008 iyadoo danbi lagu waayay masuulyiin uu ka mid yahay yahay Madaxweynaha Kenya William Ruto iyo madaxweynihii ka horeeyay ee Uhuru Kenyata.

Advertisement

Doorashadii dhacday 2007-2008 waxaana ka dhashay rabashado siyaasadeed waxaana ku dhintay dad ka badan  1.200 ruux.

Maxkamada waxay cadeysay in marqaatiyaal lagu waayay masuuliyiintaan dacwadii danbiyada dagaalka ee lagu heystay,maxkamada ayaana ugu danbeyn ku dhawaaqday inay soo laabtay dacwadii ama danbiyadii loo heystay Masuuliyiintaan,waxaase la sii wadayaa dacwado loo heysto dad badan oo ka qeybqaatay rabshadahaasi.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleWufuud Caalami ah oo la soo tusay barakacayaasha Kismaayo+SAWIRRO
Next articleJuiced Upp: Unleash Your Power with the Ultimate Fitness …

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here