Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir horgeeyay Eedeysane Ramadaan Caydaruus Cali oo ku eedeysan dembiyo la Xiriira Maalgalinta Argagaxisada iyo Lacag dhaqida.