Waxaa saaka markii 3-aad maxkamadda Gobolka Banaadir u fariisanayaa dhegeysiga garmaqalka ka dhanka ah Xoghayaha Guud ee Somali Journalists Syndicate – SJS Abdalle Ahmed Mumin ee saabsan Xorriyadda Saxaafadda.

Somali Journalists Syndicate – SJS waxa ay aaminsan yahay in dastuurka dalka uu yahay Hooyada sharciyada, wax walba oo ka horyimaadana ay noqonayaan wax kama jiraan. Qodobka 18 ee dastuurka ayaana lagu damaanad qaaday xorriyadda Saxaafadda.

War kasoo baxay SJS ayaa lagu yiri” Waxaan rajeyneynaa in sarreynta sharcigu shaqeeyso, Abdalle Ahmed Mumin hello GAR caddaalad ah.

Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka waxaan ka dalbaneynaa in eeddiisa uu la laabto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here