Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa mar kale mudeeysay dhageeysiga kiiskii dacwadeed ay edaysnayaal ka yihiin Cabdi Cusmaan Cabdulaahi, Ayuub Maxamed Cabdi iyo Galada Axmed Xuseen oo dhamaantod ku edaysan Dilka Hooyo iyo Sadexdeeda Gabdheed oo 9\10\2025 lagu dilay deegan hoos taga deegaanka Qaayiib ee Gobalka Galgaduud.
