Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa maanta bilowday dhageysiga dacwadda ka dhanka ah guushii William Ruto ee doorashadii dhowaan ka dhacday dalkaas.

Dacwadan oo ay ka qeyb qaadanayaan in ka badan boqol Qareen ayaa ah mid xasaasi ah, maadaama ay Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka ay ku kala qeybsan yihiin natiijadii doorashada.

Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa amartay in 15 goobood dib loo tiriyo, laguna keeno muddo 48 saac gudahood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here