Maxoow ka yiri Ra iisal wasarahii hore Xasan Cali Kheyre magacaabida Ra iisal wasaaraha Cusub

0

RW hore ee Somalia Xasan Cali Khayre ayaa isna war ka soo saaray sida uu arko RW cusub ee la magacaabay.

“Waxaan u hambalyaynayaa Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaan Alle uga baryayaa inuu u fududeeyo mas’uuliyadda, kuna guuleeyo howlaha loo idmaday. Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed ugu baaqayaa inaan garab istaagno” ayuu yiri Khayre oo qoraal soo dhigay baraha bulshada.

Ra’isul wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhoweyn kala kulmay qeybaha siyaasada iyo bulshada, waxaana hor yaalla howlo culus oo la doonayo inuu qabto muddo aad u kooban, kuwaasoo hadii uu ku guuleysto wanaah u horseedi karta mustaqbalkiisa Siyaasadeed

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here