Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay howlgallada ka socda xilligaan dalka, qorshaha dowladda Soomaaliya ee raga weli ka tirsan ururka Al-Shabaab iyo digniin uu u diray kuwa taageera Al-Shabaab.

Madaxweynaha oo Khudbad ka jeedinayay Masaajidka Madaxtooyada ayaa sheegay in tallaabo ka qaadi doonaa  cidkasta oo xiriir la sameysa ama taageerta Al-Shabaab.

Wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in ay soo gaartay inay jiraan dad hab qabiil ku difaaca Xubnaha katirsan Al-Shabaab, taasina aysan aheyn wax la aqbali Karin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here