Meydka Gabar dhalinyara ah oo laga helay Hilwaa.

Guri kuyaala dagmada Heliwaa Gar ahaan xafada gumbacole ayaa lagu arkay medka gabar dhalin yaro ah oo ay jirkeeda ka muqdaan dhaawacyo kala duwan.

Ehelada gabadha oo iyagu so gaaray guriga lagu dhex dilay gabadhan ayaa sheegay in gabadhoda aay ka maqaned ku dhawaad 24 cisho waxa ayaga oo murugeysan ilmeeynaya aay hada jogaan guriga gabdha lagu dilay oo isagu anan cidi daganeen.

Ciidanka nabad galyada dagmada Heliwaa ayaa oo sidoo kale goobta gaaray ayaa wada baaritaano kala duwan.

Nala soco Wixi kusoo kordha.

Xigasho  warie Maxamed Rooraayye

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here