MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Waxaa daqiqado ka hor 12-ka duhurnimo soo caga dhigatay diyaarada sida meydka Marxuumad Khadija Maxamed Diiriye oo shalay ku geeriyootay Dalka Jabuuti.

Garoonka diyaaradaha Xamar waxaa dhooban masuuliyiin,wariyayaal,iyo ehalda Marxuumada , waxaana Tv-ga qaranka live looga daawanayaa sida ay wax uga socdaan garoonka xili ay daaran tahay astaanta baroor diiqda.

Advertisement

Meydka marxuumada waxaa hada loo taagan yahay in Salaada Janaasada lagu tukado.

Hada sida live-ka muuqata wali lama soo dejin meydka maama khadiija waana loo safan yahay si loo sagootiyo.

Hoolkii weynaa ee shirarka doorashada madaxweynaha ayaa loo diyaariyay in salaada Janaasada lagula tukado.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleQaar ka mida Musharixiinta Puntland oo isbaheysi kaga dhawaaqay Nairobi
Next articleMadaxweyne Xasan oo ka qeybgalay aaska  Marxuumad Wasiirad Khadiija.+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here