HomeWarkiiMagacyada iyo Sawirada laba ka mida ciidamada NISA ee ku shahiiday Dagaalka...

Magacyada iyo Sawirada laba ka mida ciidamada NISA ee ku shahiiday Dagaalka ka socda gudaha Xabsiga Godka-Jilacow

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wararka laga helaayo Dagaalka Caawa ka socda gudaha Xarunta Nabad sugida Gobolka Banaadir ee Xabsiga Godka Jilacow ayaa sheegaya inay ku dhinteen laba askari oo ka tirsan Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad.

Labada askari ee shahiiday ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Ra’iis iyo C/jabaar kuwaasoo u halgamayay difaaca qaranka Soomaaliyeed.

Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka ayaa sheegaya in rasaastu sii yaraaneyso, aadna ay ugu dhawdahay in la soo afjaro.

Dhanka kale Maxaabiistii baxsatay ayaa intooda badan la soo qabtay iyagoo ku jira gacanta Hay’adaha Amniga Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

XAFIISKA WARARKA SIYAAADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -