MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Sheekh Cabdullaahi Madoobe oo ka midCukumaa’udiinka Soomaaliyeed gaar ahaan Culimada Muqdisho ayaa mar uu la hadlayay Jameecada Masjid uu cashao ka akhrinaayay wuuxuu faray inay Ciidamada amaanka faataxadana u maraan islamarkaana u duxeeyaan.
Shiikha wuxuu xusay in giidamada sababta u ah amaanka Magaalada ay la mid yihiin qof sadaqo jaariya ah baxsaday.
“Ciyaal weero iyo Isbaaro ayaan Kitaab ka aqrin weynay, Faataxada u mara ciidankii sugay nabadgelyada Caasimadda.”ayuu yiri Sh.C/laahi Madoobe
