Mid ka mid ah qorayaasha ugu caansan Soomaaliya, oo Nairobi olole ka wada

0

Axmed Faarax Cali, oo loo yaqaan [Idaajaa] ahna qoraa taariikhda Soomaaliya & uruurinta suugaanteeda, ayaa baryahan lagu arkayay Nairobi isaga oo abaabulaya shirar lagu sheegay kuwa beeleed.

Idaajaa, ayaa la arkayay isaga oo kooxo dhalinyaro u badan ay ku xoonsan yihiin xaafada  Islii ee Magaalada Nairobi, isaguna uu sito liis dheer oo ay ku qoran yihiin magacyada dad qaas ah, waxaanna suurtagal ah in dadka uu liiskooda sitay ay yihiin kuwa laga doonayay dhaqaale, inkastoo aysan caddayn ujeedada iyo cidda dhaqaalahaasi loo uruurinayo.

Inkastoo aysan wax cusub ka ahayn dhaqanka Soomaalida kulamada beeleysan, haddana dadka qaar waxa ay su’aal ka keeni karaan in lagu arko shaqsi sida Idaajaa oo kale ah, magac na ku leh Soomaaliya, isaga oo kaabo qabiil ah.

Maalmihii u dambeeyay waxaa soo baxayay cabasho ka imaaneysay jufooyin ka mid ah beesha Mareexaan, oo si wayn u saluugsanaa in laga qadiyay awood qabysiga beesha dhexdeeda ah.

 

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here