DHUUSA-MAREEB (DAYNIILE.COM)-Waxaa xanuun degdeg ah oo soo wahay u geeriyooday ciyaaryahab daafaca u ciyaaraayay kooxda Galmudug.

Ciyaaryahaankaan oo lagu magacaabi jirey Muxudiin Cabdi Muriidi (diinow) ayaa isla maanta qorshuhu ahaa inuu xulka ula safro Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud qeyb ka mida dabaal degyadii ay magaalooyinka ku kala bixinayeen.

Advertisement

Magaalada  Dhuusa-mareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug ayuu ku sugnaa markii uu xanuunka ku soo booday halkaasi ayuuna ku geeriyooday.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMUQDISHO: Aabe Xaaskiisii iyo caruurtii uu koriyay ay dileen
Next articleQoor-Qoor oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid ciyaar-yahan Muxudiin Cabdi Muriidi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here