sida warar soo baxay ay sheegayaan  Midowga Afrika ayaa la sheegay inay diieen codsiga Dowlada Soomaaliya ku dalbatay in dib loo digo qorshihii wajiga koowaad ee Ciidamada Atmis dalka Soomaaliya ay uga baxayeen sanadka 2024.

 

Advertisement

Inkastoo wali Midowga Africa kasoo bixin war rasmi ah oo arintan ku saabsan, haddana

warar laga helay dhanka Itoobiya oo ah Xarunta Midowga Afrika  ayaa lagu sheegay in qorshihii Midowga Afrika inuu sidiisii yahay oo aaney waxba iska badailin islamarkaana 3 kun askari oo Atmis ah laga soo celin doono Soomaaliya sanadkaan sedex bilood gudahood.

Si kastaba Go’aanka xoogisa waxaa leh dalalka reer Galbeedka oo biila Midowga Afrika kuwaasoo dhankeey raacaan ay u dheceyso in ka aqbay Dalabkii Soomaaliya iyo in la diiday.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here