HomeWarkiiMidowga Afrika oo war ka soo saaray khilaafka ka dhex taagan Itoobiya...

Midowga Afrika oo war ka soo saaray khilaafka ka dhex taagan Itoobiya iyo Ereteriya

Midowga Afrika oo warsaxafadeed ka soo saaray khilaafka ka dhex qarxay Itoobiya, Ereteriya iyo Masar ayaa xuseen inay la socdaan
xiisada iyo heerka ay gaarsiisan tahay iyagoona baaq wada jira u direy.
Golaha amaanka Midowga Afrika wuxuu ugu baaqay sedexda Dowladood inay ka fogaadaan ficillada kicin kara xiisadda islamarkaana wiiqi kara nabadda iyo xasilloonida gobolka.
May be an image of text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -