HomeWarkiiMidowga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo kashifay qorshaha Dowlada ee ah inay si qasab...

Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo kashifay qorshaha Dowlada ee ah inay si qasab ah xarumahooda ugu qabsadaan doorashada dadweynaha

Inkastoo maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta madaxa banan ay shaacinayeen qorshe Dowlada Somalia ay ku dooneyso inay xarumahooda waxbarasho ku qabsato doorashooyinka Golaha deegaanka ee qof iyo codka ah ayaa hadana waxaa goor dhaw warkaasi banaanka keenay oo kashifay qorshaha Dowlada Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed .

War qoraala oo goor dhaw ka soo baxay Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed  ayay ku u qeybiyeen warbaahinta taasoo ay ku muujiyeen cabashadooda ah in Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya iyo Guddiga Doorashooyinka Madaxa-Banaan ay ku Qasbayaan Jaamacadaha iyo Xarumaha Waxbarashada inay ku qabtaan Doorashooyinka.

Hadaba halkaan ka warsaxaafadeedka ka soo baxay Midowga Jaamacadaha Soomaaliyeed oo sidiisa u qoran:-

May be an image of textMay be an illustration of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -