Midowga Musharraxiinta wuxuu soo dhowaynayaa in RW Rooble uu si buuxda ula wareegay maamulka doorashooyinka qaranka iyo amniga dalka.

Golohu wuxuu diyaar u yahay inuu si buuxda ugala shaqeeyo RW Rooble qabsoomidda doorasho xor iyo xalaal ah, kuna dhacda waqtiga ugu dhow.

Sidoo kalew wuxuuna Goluhu hoosta ka xarriiqayaa in wixii ka danbeeya 1/5/2021 mas’uuliyadda doorashooyinka iyo Amniga dalka lagula xisaabtamayo Raysalwasaare Rooble iyo xukuumaddiisa.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here