Midowga Yurub ayaa Saanad ciidan iyo gaadiid dagaal ku wareejiyay Dowladda Soomaaliya kadib booqasho Muqdisho ay ku yimaadern wafdi ka socda Midowga Yurub.

Munaasabad agabkaasi lagu wareejinaayay ayaa waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka kala socda Midowga Yurub iyo Dowlada Somalia.

Advertisement

Hadaba faah faahinta warbixintaan ka daawo muuqaalkaan aan ka soo xigabay Dalsan TV:-

Previous articleMadaxweyne Xasan “Isma qaadaneyso Xeebta ugu dheer Afrika iyo aqoon yarideena dhanka Cilmiga Badda
Next articleCiidamada Kenya iyo Alshabaab oo ku dagaalamay deegaan hoos-yimaada Mandheera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here