Midowga Yurub oo ka hor yimid Xil ka qaadista Ra iisal wasaare Kheyre

0

Midowga Yurub oo ah maal galiyaha Dowlada Federaalka ayaa war uusan ku farxin Madaxweyne Farmaajo Soo saaray iyagoona ku dhaliilay ku tumashada Sharciga

Madaxweyne ku Xigeenka Midowgq Yurub ayaa sheegay in Xil ka qaadastii lagu sameeyey Ra iisal wasaarahii Hore Xasna cali Kheyre ay Sharci daro aheyd habkii loo marayna aysan Sharciga ku fadhin

Ma jirta ayaa lagu Yiri in Dastuurka la baal maray waxii mashaa ka dhacayna ay qalad aheyd

Waxaan aad uga Xunahay Dastuurka Soomalida iyo Midowga Yurub isla qoreen la haleel maro oo si masuulnimo Dara Ah loogu dhaqmay

Waa in la baraa Cidii ka masuulka aheyd sharcidaradaas waxaana u aragnaa ayuu Yiri Mooshinka laga Keenay Xukumada uusanba sax aheyn waana Dib u dhac waxii dhacay

Waxaa meesha ka ka baxayo Kalsonidii aan ku qabnay Hor markaan ka fileynay
Soomaliya

Horay ayaa waxaa war uga soo saaray Safiirka Mareykanka Soomaliya kaa oo Xilka qaadista Kheyre ku tilmaamay Sharci daro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here