HomeWarkiiMidowga Yurub oo maalgelinaya dib u habeynta Xerada Tababarka General Dhagabadan

Midowga Yurub oo maalgelinaya dib u habeynta Xerada Tababarka General Dhagabadan

Cabdi, ayaa ka qeyb galay munaasabadda lagu soo bandhigayay dhamaystirka dayactirka iyo dib u habeynta Xerada Tababarka General Dhagabadan, taas oo qayb ka ah mashruuca taageerada SNA 3 ee uu maalgeliyo Sanduuqa Nabadda ee Midowga Yurub (EPF).

Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro, saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, wakiillo ka socday UNOPS, iyo wafdi ka socda Midowga Yurub iyo Wasaaradda Gaashaandhigga.

Intii lagu guda jiray munaasabadda, waxaa sidoo kale Wasaaradda Gaashaandhigga lagu wareejiyay gaadiid iyo agab ciidan, kuwaas oo loogu talagalay in lagu xoojiyo howlaha iyo tababarrada Ciidanka Xoogga Dalka, taas oo qayb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu tayeynayo xirfadda iyo awoodda ciidamada qaranka.May be an image of daisMay be an image of one or more people, blonde hair, people studying and glassesMay be an image of one or more people and daisNo photo description available.May be an image of one or more people, television and newsroomMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people, dais and newsroomNo photo description available.May be an image of aircraftMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, people studying and glasses

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -