Wararka ka imaanaya Kenya gaar ahaan waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in halkaas ay ka jirto abaar xoogan oo saamaysay dadka iyo Duunyada.

Wararka ka imaanaya Deegaankaas ayaa sheegaya in Milateriga Kenya iyo hay’adaha samafalka ay billaabeen  inay gargaar cunto iyo tallaalka xoolaha u fidiyaan dadka ay abaartu saameysay ee ku dhaqan deegaanno ka tirsan gobolka Waqooyi-bari.

Wararka ayaa sheegaya in gobolka Waqooyi-bari  ay bilihii la soo dhaafay ay ka jireen abaaro xoogan oo saameeyay dadka iyo Deegaanka halkaas ku Nool.

Office Nairobi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here