HomeWarkiiMilateriga oo fuliyay howlgal lagu dilay sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan+SAWIRRO

Milateriga oo fuliyay howlgal lagu dilay sarkaal sare oo Alshabaab ka tirsan+SAWIRRO

Sida lagu shaaciyay Warbaahinta Dowlada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 95-aad ee Guutada 9-aad qeybta 60-aad, ayaa xalay saqdhexe howlgal qorsheysan ka fuliyay inta u dhaxaysa deegaanada Ceel-boon iyo Buurdhuxunle ee Gobolka Bakool.

Howlgalkan oo si xeeladeysan loo fuliyay ayaa lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Khawaarijta Al-Shabaab, kaas oo lagu magacaabi jiray Xuseen Macalin Xasan, afgarashadiisana khawaarijtu u yaqaannay “Magaalabeen.”.
May be an image of 6 peopleMay be an image of 8 people and rhinocerosMay be an image of 2 people and rhinocerosMay be an image of 1 personMay be an image of 4 people and rhinocerosMay be an image of 4 people and rhinoceros
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -