HomeWarkiiMilateriga Somalia oo howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay deegaano hoos...

Milateriga Somalia oo howlgal ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay deegaano hoos taga Magaalada Xuddur+SAWIRRO

Sida lagu shaaciyay goor dhaw warbaahinta Dowlada Somalia Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad ee Gobolka Bakool, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaano hoostaga Deegaanka Moorigaabey, oo hoostaga Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.

Sida ay saraakiishu xaqiijiyeen howlgalka oo ahaa mid qorsheysan ayaa lagu bartilmaameedsaday horjooge ka tirsan khawaarijta deegaanadaas ku dhibaateeya shacabka Soomaaliyeed.

Ciidanka ayaa sidoo kale ka soo furtay gaadiidka loo yaqaan mooto nooca sedex-lugoodka ah.May be an image of scooter, motorcycle and text that says "田究 R SOR MOTOR ጽጵ"No photo description available.No photo description available.May be an image of snowplough and service vehicleNo photo description available.May be an image of grassNo photo description available.No photo description available.No photo description available.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -