Advertisement
Advertisement
Khartoum, Sudan – Militariga Sudan ayaa maanta oo Khamiis ah ka digay isku dhacyo ka dhalan karaa ciidamada awooda badan ee dalkaasi, kuwaas oo ay sheegeen inay ciidamo geeyeen caasimada iyo magaalooyinka kale.
Xiisada u dhaxeysa ciidamada iyo xoogaga taageerada degdega ah ayaa cirka isku sii shareeray bilihii la soo dhaafay, taas oo qasabtay in dib loo dhigo saxiixa heshiis caalami ah oo ay taageerayaan xisbiyada siyaasadda si loo soo celiyo isbeddelka dimoqraadiyadda ee dalka.
Bayaan ay soo saareen, militarigu waxay ku sheegeen in dhismaha RSF ee Khartoum iyo meelo kale oo dalka ka mid ah uu yimid iyada oo aan “ogolaansho laga helin, ama lala kaashan” hoggaanka ciidamada qalabka sida
Advertisement



