Milkiileyaasha gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee magaalada Kismayo ayaa cabasho ka muujiyay amarro dhinaca sharciyada iyo cashuuraha ah oo ay soo saartay wasaaradda gaadiidka ee Jubbalan.

Gaadiidleyda ayaa sheegay inay bixiyaan cashuurtii laga rabay laakiin taa baddalkeeda aysan maamulka ka helin tasiilaadkii ay u baahnaayeen oo ay ugu horreyso in loo dhiso waddooyinka burbursan.

Sidoo kale arintaan ayaa ku sooa aadaysa Xili maamulka Kismaayo uu yahay mid aad u tag daran.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here