HomeCiyaarahaMo Salah oo si lama filaan ah ugu ducaystay in Arsenal laga...

Mo Salah oo si lama filaan ah ugu ducaystay in Arsenal laga badiyo – sababta oo layaab leh!

XIGASHO LAACIB.NET

Mo Salah ayaa ka hadlay ku guuleysiga Premier League xilli ciyaareedkii hore, isagoo shaaciyay sababta uu ugu ducaysanayay in Arsenal ay ka badiso Crystal Palace dhamaadkii xilli ciyaareedka.

“Ka dib markii aan ku guuleysanay Premier League sanadkii hore, ma jirin farxad iyo dareen kale oo jidhkayga sidaas u saameeyay xilliigaas!” ayuu yiri Salah.

“Xilli ciyaareedkii hore waxaan helnay fursad aan ku hananno Premier League [annagoo ay aad inooga jaban tahay], waana ku faraxsanahay inaanan sidaas ku qaadno. Ciyaartoyda dhammaan waxey isugu imaadeen xarunta tababarka AXA iyagoo sugayay in [Crystal] Palace ay ka adkaato Arsenal.

“Aniguna gudaha ayaan ku ducaysanayay: ‘Fadlan maya, fadlan maya; si Arsenal loo garaaco.’ Sababtoo ah waxaan rabnay inaan Anfield ku qaadno, waxaad garanaysaa sida ay ugu gaar tahay taageerayaasha in sidaas ay dhacdo. Runtii waa wax cajiib ah in Premier League lagu qaado Anfield.”

XIGASHO LAACIB.NET
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -