HomeCiyaarahaMohamed Salah oo barbarreeyay rikoodh uu ku faani jiray Steven Gerrard

Mohamed Salah oo barbarreeyay rikoodh uu ku faani jiray Steven Gerrard

XIGASHO LAACIB.NET

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa sii wada sameynta taariikho cusub, ka dib markii uu noqday gooldhaliyaha ugu sarreeya abid ee kulanka Merseyside derby ee horyaalka Premier League-ga.

Salah ayaa gaaray goolkiisii 9-aad ee uu ka dhaliyo kooxda Everton, isagoo sidaas ku bar-bareeyay rikoorkii uu horey u haystay halyeyga Liverpool ee Steven Gerrard.

Guushan ayaa ka dhigan saameynta weyn ee uu Salah ku leeyahay kulammada waaweyn, gaar ahaan mid ka mid ah kulammada ugu caansan ee dalka Ingiriiska.

Xiddigan ayaa sii xoojiyay booskiisa halyeeyada ugu caansan taariikhda Liverpool, isagoo muujiyay qaab-ciyaareed joogto ah in muddo ah iyo tirokoobyo wax ku ool ah oo go’aamiya natiijada ciyaarta.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -