GAROWE (DAYNIIILE.COM):-Isimada Puntland ayaa ka hadlay Mowqifkooda marka la eego  Xaalada Cakiran ee Maamulka Puntland ka taagan.

Xaalad aan fiicneyn ayaa laga soo sheegayaa Puntland iyadoo aad looga cabsi qabo inuu iska hor inaad dhaco.

Advertisement

Ciidamo kala taabacsan Maamulka waqtigiisu sii dhamaanayo iyo mucaaradka ayaa ku soo qulqulaya Magaalada Garowe ee xarunta Puntland taasoo shaki iyo cabsiba ku abuureysa shacabka.

Hadaba halkaannka daawo muuqaalka isimada :-

Previous articleFarmaajo oo ka fal celiyay Heshiis Badeedka Itoobiya ay la gashay Maamulka Somaliland
Next articleMowqifka Madaxweyne Xassan uu hore uga istaagay Hantida Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here