Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hore Mowqif adag uga istaagay hantida qaranka xiligii Kenya iyo Somalia isku hayeen Xuduud Badeedka.

Hadey Shalay Kenya ahayd  maantana Itoobiya ayaa soo hunguriyeysay Badda Soomaaliya kadib marki Maamulka qabiileysan ee Somaliland uu u saxiixay qeyb ka mida Badda Somalia si ay Dekad uga dhistaan sido kalana saldhig Milatari uga sameystaan.

Advertisement
Previous articleMowqifka Isimada iyo Xaalada Cakiran ee Puntland
Next articleKulanka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Somalia oo Saaka looga hadlayo Dulmiga Itoobiya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here