Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa Axaddii sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta magaalooyin.

Dhinaca kalena, ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa ka dalbaday muwaadiniintu in ay hubka qaataan, oo ay dalka ka difaacaan kooxahan.

Dagaalka sii baahaya ayaa halis gelinaya xasilloonida dalka labaad ee ugu dadka badan qaaradda Afrika, oo mar loo arki jiray dal deggan oo xulufo la ah reer galbeedka kuna yaalla gobol aan xasillooneyn.

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here