Mucaaradka Dowlada Somalia gaar ahaan Golaha Mustaqbalka Somaaliyeed ayaa caawa war ka soo saaray dagaalkii shalay iyo maanta ka dhacay Magaalada Baydhaba kaasoo aad u cuslaa islamarkaana siyaasada dabada la galay.