HomeWarkiiMucaaradka Golaha Mustaqbalka oo Warsaxaafadeed ka soo saaray is hor taagii xalay...

Mucaaradka Golaha Mustaqbalka oo Warsaxaafadeed ka soo saaray is hor taagii xalay lagu sameeyay Shariif iyo Rooble

Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray is hor taagii xalay lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Sheekh Axmed iyo Maxamed Xuseen Rooble oo ah Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia kuwaasoo xalay laga celiyay gudaha garoonka diyaaradaha Muqdisho xili ay rabeen inay u gudbaan xeyndaabka Xalane

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -