HomeWarkiiMucaaradka Hawiye iyo Odayaasha dhaqanka ee Gobolada Dalka isaga yimid oo xiligaan...

Mucaaradka Hawiye iyo Odayaasha dhaqanka ee Gobolada Dalka isaga yimid oo xiligaan kulan ku leh Muqdisho

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa xiligaan kulan uag bilaabanaya Muqdisho Mucaaradka Dowlada ee ka soo jeeda Beesha Hawiye iyo Odayaasha dhaqanka ee dhawaan Xamar u yimid ka qeybgalka Caleema-saarkii Ugaaska Beesha Mursade.

Halka shirka uu ka dhacayo waxaa hada ku sii qul qulaya qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo Odayaasha iyadoo daqiiqado kadib lagu wado inuu shirku furmo.

Kulankaan waxaa lagu wadaa in looga hadlo xaalada siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka dhanka doorashooyinka ee u dhexeeya Dowlada iyo Mucaaradka, siyaasiyiinta ayaa lagu wadaa inay Odayaasha la wadaagaan waxybaaha ay Dowlada ka rirsanayaan sida inaaney jirin doorasho heshiis lagu yahay xili muda xileedka Dowlada uu ka harsan yahay 16 maalin oo kaliya.

Kulankaan wixii ka soo baxa wararkeena xiga ayaad kaga bogan doontaan insha Allaah.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -