Mucaaradka Madasha Samatabixinta ayaa war kasoo saartay Handadaad, Xarig iyo jirdil ay sheegeen in loo geystay dadkii laga barakiyay Xaafadda Dab-damiska ee Magaalada Muqdisho oo shalay ciidamo badan ay geysay Dowlada kadib markii shacabku hor istaageen in halkaasi ganacsato ay dhisato.

