HomeWarkiiMucaaradka oo ka hadlay waxa ka soo baxay kulankii ay la yeesheen...

Mucaaradka oo ka hadlay waxa ka soo baxay kulankii ay la yeesheen Madaxweyne Xassan.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Afhayeenka Siyaasiyiinta Mucaaradka Dowlada ee la baxay Madasha Samatabixinta  Daahr Geelle ayaa sharaxaad ka bixiyay qodobadii ka soo baxay kulankii ay la yeesheen Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Daahir Geelle wuxu sheegay in waxyaabaha ay isla fahmeen madaxweynaha ay ka mid tahay arimihii dastuurka ee Dowladu wax ka badashay laga wada-hadlo oo ay mucaaradka iyo Dowladu isla gorfeeyeen wixii aan soomaali isku raacsaneyn.

Sidoo kale Afhayeenka wuxuu sheegay in doorashada ay isla garteen in mid toos ah la aado balse wadada loo marayo laga heshiiyo oo mar kale loo fadhiisto.
Faahfaahinta warbixinta Afhayeenka halkaan ka daawo:-
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -