HomeWarkiiMucaaradka oo maalmo kale dib u sii dhigtay banaan-baxa ay kaga soo...

Mucaaradka oo maalmo kale dib u sii dhigtay banaan-baxa ay kaga soo horjeedaan Dowlada

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kadib kulan ay xalay yeesheen ergo ka socotay Madaxweynaha Soomaliya yo Mucaaradka samatabixinta ayaa qodobo ay ku heshiiyeen waxaa ku jirtay in mucaaradku maalmo dheeraad ah ku dareen banaan baxa dhawaan ay sheegeen inay dhigi doonan 5 ama 6-da bishaan.

Sida Mucaaradku xalay cadeeyeen banaan baxa  ayaa dhici dooona 9-ka Bishaan Oktoobat taasoo ka dhigan inay mudo sedex ama aar maalin ah dib u ga dheceen waqtigii ay hore u iclaamiyeen.

Si kastaba qodobada xalay ay ku heshiiyeen Dowlada iyo mucaaradka waxaa ka mid ahaa:-

  1. Dowlada oo aqbashay Banaanbax Nabdoon inay dhigtaan mucaaradka ,islamarkaana waqtiga iyo goobta u soo gudbiyaan Dowlada
  2. Dowlada oo aqbashay inay joojiso howlaha dhulka Dowlada ee laga saarayo shacabka taasoo buuq badan uu ka dhashay iyo dacwooyinka taaganna guddi loo saaro
  3. ⁠Dowlada waxay balan qaaday inaaney qo danbe arimo siyaasadeed u xirin.
  4. ⁠Mucaaradka samatabixinta oo ogolaaday inay inay Khamiista dambe 9ka October qabsan doonan banaan baxa aykaga soo horjeedaan barakicinta dhanka dhulalka.
  5. labada dhinac waxay isla garteen in la dhiso gudi ka shaqeeya sida banaanbaxa uuu dhacaayo iyo goobaha iyo amniga

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA 
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -