Siyaasiyiinta Mucaaradka ee la magac baxay Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo walaac xooggan ka muujiyay hannaanka loo marayo xulista xubnaha Guddiga Madaxabannaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa soo saaray warsaxafaadeed ay arintaasi kaga hadlayaan.