Siyaasiyiinta ka soo horjeeda siyaasada Dowladu wax ku maamuleyso ee la baxay Madasha Mucaaradka ayaa war ka soo saaray go’aan maanta ka soo baxay Dowlada kaasoo hoos loogu dhigay kaalinta Beesha Caalamka ee arimaha Somalia.
Dowlada ayaa sheegtay inay dalka iyaga Dowlad u yihiin lagana soo gudbay xiligii beesha Caalamku wax u meerin jirtay Dowladihii Dalka soo maray.
Madasha Mucaaradka waxay ku muujiyeen sida ay uga soo horjeedaan go’aanka Dowlada iyagoona walaac ka muujiyay talaabada ay Dowlada qaaday.
Qoraalka Madasha Mucaaradka ka soo baxay oo Af-ingiriis ku qornaa ayay ku amaaneen ugana mahadceliyeen saaxiibada caalamka ee Soomaaliya, taageeradooda joogtada ah.
Qoraalka ayaa sidan u qornaa:-

