Xog-hayaha Madasha Mucaaradka Soomaaliya Maxamed Aadan Koofi oo goor dhaw oo caawa ah hadalo ka jeediyay kulan ay ku dhigteen guriga C/raxmaan C/shukuur Warsame ayuu ka dhawaajiyay hadaladii ugu adkaa ee abdi mucaaradku kaga hadlaan dhanka Dowlada gaar ahaan Madaxweynaha.
“Xasan shekh iyo kooxdiisa habeenka aan ka guuleysano Airpoorada ayaan ka xireynaa waana la maxkamadaynaa ee dukumentigaagu yuusan kaa lumin “ayuu yiri Maxamed Aadan Koofi.
Hadalka Koofi halkaan ka daawo isagoo dhameystiran waxaana muuqaalka ka soo xiganay wariye Xaafid Nuur:-
